Thursday, 17 May 2007



Kolonyo uu watay RW. Geedi oo ka badbaaday isku day bam lala damacsanaa in lagu qarxiyo
Mogadishu 17, May.07 ( Sh.M.Network) Ra'isulwasaaraha Somalia Prof. Cali Max'ed Geedi iyo Kolonyo uu watay ayaa ka badbaaday isku day bam lala damacsanaa in lagu qarxiyo kolonyadiisa.
Ra'isulwasaaraha Somalia, Prof. Cali Max'ed Geedi
Falkaan oo ka dhacay agagaarka wasaaradii hore ee waxbarashada ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa geeystay labo nin oo bam gacmeed aan qarxin ku tuuray gaadiidkii galbinayay Ra'isulwasaare sida uu shabelle u xaqiijiyay Afhayeenka dowladda KMG ah ee Somalia Cabdi Xaaji Goobdoon.
Afhayeenka ayaa intaasi ku daray in ciidamada amaanka dowladda KMG ah ay gacanta ku soo dhigeen mid ka mid ah labadii nin ee falkaasi geeystay halka midkii kalena uu baxsaday.
Ra'isulwasaare Geedi ayaa markii qaraxa lala beegsanayay waxa uu ku sii jeeday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho si uu u sagootiyo meydadka iyo dhaawacyadii ciidamada Uganda ee shalay lagu weeraray magaalada Muqdisho.
Weerarkaan ayaa imaanaya, iyadoo maalintii shalay weerar lagu qaaday Kolonyo reer Uganda ah lagu qaarjiyay 5 ka mid ah ciidamada nabad ilaalinta Midowga Africa.

war dagdaga


waxaa barayahan danbaba dalka soomaliaya kusoo badanayasay xaalada colaaded oo isa soo taraysa taasoo ay sababtay duulaanka iyo waliba gulufka colaaded ee dawlada itoobiya iyo kuwa lashaqeeya ay kawadaan gudaha soomaliya, ayagoo ku marmarsoonaya sababo aan laqaadan karin sida difaaca dawlada federaalkaa .hasayeeshee waxaa iswaydiin mudan yaa laga difaacayaa dawlada?jawaabtu waa bulshadeedayaaa ka dufaacaya ?waa ethopiaoo maxay kuwada jiraan labadaasi dal?lama xaqii jin karo xaalada waxaa ugu danbayasay xaalada dagaal iyo guluf balse itoobiya waxay danwadaaag lahayad qabqablayaashiii dagaalka 16 sano ee ugu danbayasay >hagaag malaga yaabaa inay itoobya dhab katahay difaaca dawlada f.somlia ?jawaabtaa waxaan ka sugayaa akhristyaasha sharafta leh.saciid maxamed xassangalkacyo- somalia

jacaylkii taalacad iyo abaaray

waxaa dhacay wax lalayaabowaxaa dhacay wax lalayaabowaxaa dhacay wax lalayaabowaxaa dhacay wax lalayaabowaxaa dhacay wax lalayaabowaxaa dhacay wax lalayaabowaxaa dhacay wax lalayaabowaxaa dhacay wax lalayaabowaxaa dhacay wax lalayaabowaxaa dhacay wax lalayaabowaxaa dhacay wax lalayaabowaxaa dhacay wax lalayaabowaxaa dhacay wax lalayaabowaxaa dhacay wax lalayaabowaxaa dhacay wax lalayaabowaxaa dhacay wax lalayaabowaxaa dhacay wax lalayaabo